SIDEEN RUNTII U MUUJIN KAREYNAA IN NOLOSHEENA ILLAAH KA SHAQEEYAY?

 How can we show that God is truly at work in our lives? 



كيف يمكننا أن نظهر أن الله يعمل حقًا في حياتنا؟


 

SIDEEN RUNTII U MUUJIN KAREYNAA IN NOLOSHEENA ILLAAH KA SHAQEEYAY? 

Waa inaan u noolaano si dadka kale u arki karaan nolosheena isbeddeshay. Haddii uusan jirin farqi weyn oo u dhexeeya nolosheena iyo nolosha kuwa aan rumeysnayn, markhaatigayagu wuxuu u muuqan doonaa mid saameyn yar. Dadku aad buu u saameyaa sida aan u noolnahay, si kabadan waxa aan usheegeyno Hadday arkaan in si dhab ah naloogu baddelay nimcada Ilaah iyo xooggiisa, waxay had iyo goor jeclaan doonaan inay ogaadaan waxa ku dhacay nolosheena.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA

 Hadalkanu waa run, waana mid istaahila in la wada aqbalo, in Ciise Masiix dunida u yimid inuu badbaadiyo dembilayaasha anoo ah kan ugu daran. Laakiin sababtaas daraaddeed waa la ii naxariistay in, anigoo ah kan ugu daran, Ciise Masiix iga muujiyo dulqaadashadiisa oo dhan, inaan masaal u noqdo kuwa hadda dabadeed isaga rumaysan doona inay nolol weligeed ah helaan.

1 TIMOTEYOS 1:15‭-‬16 SOMB


Waayo, nimcadii Ilaah way muuqatay, iyadoo badbaado u keenaysa dadka oo dhan, oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno, innagoo sugayna rajada barakaysan iyo muuqashada ammaanta Ilaaheenna weyn oo ah Badbaadiyeheenna Ciise Masiix. Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan.

TIITOS 2:11‭-‬14 SOMB


Waayo, innaguba waa baynu ahayn nacasyo, iyo caasiyiin, iyo kuwa la khiyaaneeyey, iyo addoommada damacyada xaaraanta ah iyo raaxooyinka kala duduwan, oo waxaynu ku socon jirnay xumaan iyo xaasidnimo, oo waxaynu ahaan jirnay kuwo la nebcaaday oo iyana midba midka kale neceb yahay. Laakiinse markii raxmaddii Ilaaha Badbaadiyeheenna ah iyo jacaylkii uu dadka u qabay muuqdeen, ayuu ina badbaadiyey. Inaguma uu badbaadin shuqullada xaqnimada oo aynu samaynay, laakiinse naxariistiisa aawadeed wuxuu inagu badbaadiyey nadiifinta dhalashadii labaad iyo cusboonaysiinta Ruuxa Quduuska ah, oo uu aad inoogu shubay oo uu inoogu soo dhiibay Badbaadiyeheenna ah Ciise Masiix; inaynu, innagoo quduus laynagaga dhigay nimcadiisa, rajada ku noqonno kuwo nolol weligeed ah dhaxla. Hadalkanu waa run, oo xagga waxyaalahan waxaan doonayaa inaad ku adkaysatid in kuwa Ilaah rumaysanu ay digtoonaadaan inay shuqullo wanaagsan ku dadaalaan. Waxyaalahanu way wanaagsan yihiin, dadkana wax bay u taraan.

TIITOS 3:3‭-‬8 SOMB






How can we show that God is truly at work in our lives?

We should live in such a way that others can see our changed lives.  If there is no significant difference between our lives and the lives of those who are not believers, our witness will likely have very little effect.  People are much more impressed by how we live than by what we say.  If they are able to see that we have truly been transformed by God's grace and power, they will often be eager to know what has happened in our lives.

Scripture References

Paul wrote: "Christ Jesus came into the world to save sinners--of whom I am the worst. But for that very reason I was shown mercy so that in me, the worst of sinners, Christ Jesus might display his unlimited patience as an example for those who would believe on him and receive eternal life.” 1 Timothy 1:15-16                                                                     

"The grace of God . . . teaches us to say 'No' to ungodliness and worldly passions and to live self-controlled, upright and godly lives. . . .[Jesus Christ] gave himself for us to redeem us from all wicked-ness and to purify for himself a people that are his very own, eager to do what is good.” Titus 2:11-14

"At one time we too were foolish, disobedient, deceived and enslaved by all kinds of passions and       pleasures. . . . But when the kindness and love of God our Savior appeared, he saved us . . . because of his mercy.  He saved us through the washing of rebirth and renewal by the Holy Spirit. . . . And I want       you to stress these things, so that those who have trusted in God may be careful to devote themselves to doing what is good.” Titus 3:3-8   


كيف يمكننا أن نظهر أن الله يعمل حقًا في حياتنا؟

يجب أن نعيش بطريقة تمكن الآخرين من رؤية حياتنا المتغيرة. إذا لم يكن هناك فرق كبير بين حياتنا وحياة أولئك الذين ليسوا مؤمنين ، فمن المحتمل أن يكون لشهادتنا تأثير ضئيل للغاية. يتأثر الناس بطريقة عيشنا أكثر من إعجابهم بما نقوله. إذا كانوا قادرين على رؤية أننا قد تغيرنا حقًا بفضل نعمة الله وقوته ، فغالبًا ما يكونون متحمسين لمعرفة ما حدث في حياتنا.


مراجع الكتاب المقدس


صَادِقَةٌ هِيَ ٱلْكَلِمَةُ وَمُسْتَحِقَّةٌ كُلَّ قُبُولٍ: أَنَّ ٱلْمَسِيحَ يَسُوعَ جَاءَ إِلَى ٱلْعَالَمِ لِيُخَلِّصَ ٱلْخُطَاةَ ٱلَّذِينَ أَوَّلُهُمْ أَنَا. لَكِنَّنِي لِهَذَا رُحِمْتُ : لِيُظْهِرَ يَسُوعُ ٱلْمَسِيحُ فِيَّ أَنَا أَوَّلًا كُلَّ أَنَاةٍ، مِثَالًا لِلْعَتِيدِينَ أَنْ يُؤْمِنُوا بِهِ لِلْحَيَاةِ ٱلْأَبَدِيَّةِ .

تِيمُوثَاوُسَ ٱلْأُولَى 1:15‭-‬16 AVD


لِأَنَّهُ قَدْ ظَهَرَتْ نِعْمَةُ ٱللهِ ٱلْمُخَلِّصَةُ لِجَمِيعِ ٱلنَّاسِ ، مُعَلِّمَةً إِيَّانَا أَنْ نُنْكِرَ ٱلْفُجُورَ وَٱلشَّهَوَاتِ ٱلْعَالَمِيَّةَ، وَنَعِيشَ بِٱلتَّعَقُّلِ وَٱلْبِرِّ وَٱلتَّقْوَى فِي ٱلْعَالَمِ ٱلْحَاضِرِ، مُنْتَظِرِينَ ٱلرَّجَاءَ ٱلْمُبَارَكَ وَظُهُورَ مَجْدِ ٱللهِ ٱلْعَظِيمِ وَمُخَلِّصِنَا يَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ، ٱلَّذِي بَذَلَ نَفْسَهُ لِأَجْلِنَا ، لِكَيْ يَفْدِيَنَا مِنْ كُلِّ إِثْمٍ، وَيُطَهِّرَ لِنَفْسِهِ شَعْبًا خَاصًّا غَيُورًا فِي أَعْمَالٍ حَسَنَةٍ .

تِيطُسَ 2:11‭-‬14 AVD


لِأَنَّنَا كُنَّا نَحْنُ أَيْضًا قَبْلًا أَغْبِيَاءَ ، غَيْرَ طَائِعِينَ، ضَالِّينَ، مُسْتَعْبَدِينَ لِشَهَوَاتٍ وَلَذَّاتٍ مُخْتَلِفَةٍ، عَائِشِينَ فِي ٱلْخُبْثِ وَٱلْحَسَدِ، مَمْقُوتِينَ، مُبْغِضِينَ بَعْضُنَا بَعْضًا. وَلَكِنْ حِينَ ظَهَرَ لُطْفُ مُخَلِّصِنَا ٱللهِ وَإِحْسَانُهُ - لَا بِأَعْمَالٍ فِي بِرٍّ عَمِلْنَاهَا نَحْنُ ، بَلْ بِمُقْتَضَى رَحْمَتِهِ- خَلَّصَنَا بِغُسْلِ ٱلْمِيلَادِ ٱلثَّانِي وَتَجْدِيدِ ٱلرُّوحِ ٱلْقُدُسِ، ٱلَّذِي سَكَبَهُ بِغِنًى عَلَيْنَا بِيَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ مُخَلِّصِنَا. حَتَّى إِذَا تَبَرَّرْنَا بِنِعْمَتِهِ ، نَصِيرُ وَرَثَةً حَسَبَ رَجَاءِ ٱلْحَيَاةِ ٱلْأَبَدِيَّةِ . صَادِقَةٌ هِيَ ٱلْكَلِمَةُ . وَأُرِيدُ أَنْ تُقَرِّرَ هَذِهِ ٱلْأُمُورَ، لِكَيْ يَهْتَمَّ ٱلَّذِينَ آمَنُوا بِٱللهِ أَنْ يُمَارِسُوا أَعْمَالًا حَسَنَةً . فَإِنَّ هَذِهِ ٱلْأُمُورَ هِيَ ٱلْحَسَنَةُ وَٱلنَّافِعَةُ لِلنَّاسِ.

تِيطُسَ 3:3‭-‬8 AVD



DIB U NOQO, GO BACk رجوع