YAA INOO SUURA GELIYA INAAN KU NOOLAANO NOLOSHA MASIIXA?

 Who makes it possible for us to live a Christian life? 

من الذي يجعل من الممكن لنا أن نعيش حياة مسيحية؟


 

YAA INOO SUURA GELIYA INAAN KU NOOLAANO NOLOSHA MASIIXA? 

Ilaah laftiisa ayaa sameeya. Awood uma lihin inaan ku noolaano nololosha Masiixa si joogto ah annaga oo keligeenna ah - laakiin, nasiib wanaag, annagu umaba baahnin oo Ilaah wuu inagu dhex jiraa Ruuxa Quduuska ah ayaa ina siiya xoog aan ugu noolaano nooca isaga ka doonayo.

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


waayo, waa Ilaah kan idinkaga dhex shaqeeya xagga doonista iyo xagga shuqulkaba farxaddiisa wanaagsan aawadeed.
FILIBOY 2:13 SOMB


Laakiin waxaan leeyahay, Ruuxa ku socda, kolkaas aydnaan damaca jidhka yeelayne.
GALATIYA 5:16 SOMB

Haddaba Ilaaha nabadda oo ka soo celiyey kuwii dhintay Rabbigeenna Ciise oo ah Adhijirka weyn ee idaha, oo ku soo celiyey dhiigga axdiga weligiis ah, kaamil ha idinkaga dhigo wax kasta oo wanaagsan si aad u samaysaan doonistiisa, oo waxa isaga ka farxiya ha inooga dhex shaqeeyo Ciise Masiix, kan ammaanta leh weligiis iyo weligiis. Aamiin.

CIBRAANIYADA 13:20‭-‬21 SOMB



Who makes it possible for us to live a Christian life?

God himself does.  We are not able to live a consistent Christian life on our own--and, thankfully, we do not have to.  God dwells within us through the Holy Spirit who empowers us to live the kind of life that pleases him.

Scripture References

"It is God who works in you to will and to act according to his good purpose.” Philippians 2:13

"Live by the Spirit, and you will not gratify the desires of the sinful nature.” Galatians 5:16

"May the God of peace . . . equip you with everything good for doing his will, and may he work in us what is pleasing to him, through Jesus Christ, to whom be glory for ever and ever.” Hebrews 13:20-21                 




من الذي يجعل من الممكن لنا أن نعيش حياة مسيحية؟


الله نفسه يفعل. لا يمكننا أن نعيش حياة مسيحية متسقة بمفردنا - ولحسن الحظ ، لسنا مضطرين لذلك. يسكن الله فينا بالروح القدس الذي يمنحنا القوة لعيش الحياة التي ترضيه.


مراجع الكتاب المقدس


لِأَنَّ ٱللهَ هُوَ ٱلْعَامِلُ فِيكُمْ أَنْ تُرِيدُوا وَأَنْ تَعْمَلُوا مِنْ أَجْلِ ٱلْمَسَرَّةِ.

فِيلِبِّي 2:13 AVD

 

وَإِنَّمَا أَقُولُ: ٱسْلُكُوا بِٱلرُّوحِ فَلَا تُكَمِّلُوا شَهْوَةَ ٱلْجَسَدِ .

غَلَاطِيَّةَ 5:16 AVD

 

وَإِلَهُ ٱلسَّلَامِ ٱلَّذِي أَقَامَ مِنَ ٱلْأَمْوَاتِ رَاعِيَ ٱلْخِرَافِ ٱلْعَظِيمَ ، رَبَّنَا يَسُوعَ، بِدَمِ ٱلْعَهْدِ ٱلْأَبَدِيِّ ، لِيُكَمِّلْكُمْ فِي كُلِّ عَمَلٍ صَالِحٍ لِتَصْنَعُوا مَشِيئَتَهُ، عَامِلًا فِيكُمْ مَا يُرْضِي أَمَامَهُ بِيَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ، ٱلَّذِي لَهُ ٱلْمَجْدُ إِلَى أَبَدِ ٱلْآبِدِينَ . آمِينَ.

ٱلْعِبْرَانِيِّينَ 13:20‭-‬21 AVD


 

DIB U NOQO, GO BACk رجوع