RUUXA QUDUUSKA AHI MAKU HAMIYAA WADAJIRKA RUMEYSTAYAASHA?

 Is the Holy Spirit concerned about the unity of believers?


هل يهتم الروح القدس بوحدة المؤمنين؟


 

RUUXA QUDUUSKA AHI MAKU HAMIYAA WADAJIRKA RUMEYSTAYAASHA? 

Xaqiiqdi. Midnimada Kaniisadda ayaa muhiimad weyn u leh koritaanka ruuxiga ee rumaystayaasha iyo sidoo kale maraggooda adduunka  kale ee aan rumaysnayn.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUDKA AH

Ku dadaala inaad midownimada xagga Ruuxa ku xajisaan xidhiidhka nabadda. Sababtuna waa kaamilidda quduusiinta xagga shuqulka adeegidda, iyo xagga dhisidda jidhka Masiixa, ilaa aynu wada gaadhno midnimada rumaysadka iyo aqoonta Wiilka Ilaah oo aynu noqonno dad waaweyn xagga qiyaasta koridda ee buuxnaanta Masiixa.

EFESOS 4:3‭, ‬12‭-‬13 SOMB


Iyagaan ku jiraa, adna anigaad igu jirtaa, inay mid ku dhan yihiin, in dunidu garato inaad i soo dirtay, iyo inaad iyaga u jeclaatay, sidaad ii jeclaatay.

YOOXANAA 17:23 SOMB




Is the Holy Spirit concerned about the unity of believers?

Very definitely.  The unity of the church is of great importance for the spiritual growth of believers and and also for their witness to the unbelieving world. 

Scripture References

 "Make every effort to keep the unity of the Spirit through the bond of peace. . .  .  so that the body of Christ may be built up until we all reach unity in the faith and in the knowledge of the Son of God.”  Ephesians 4:3, 12-13

Jesus prayed: "'May they be brought to complete unity to let the world know that you sent me and have loved them even as you have loved me.'” John 17:23


هل يهتم الروح القدس بوحدة المؤمنين؟


بكل تأكيد. إن وحدة الكنيسة ذات أهمية كبيرة للنمو الروحي للمؤمنين وأيضًا لشهادتهم للعالم غير المؤمن.


 مراجع الكتاب المقدس

 أفسس  4 (العربية)

¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯

³  مُجْتَهِدِينَ أَنْ تَحْفَظُوا وَحْدَانِيَّةَ الرُّوحِ بِرِبَاطِ السَّلاَمِ.


 …  

¹²  لأَجْلِ تَكْمِيلِ الْقِدِّيسِينَ، لِعَمَلِ الْخِدْمَةِ، لِبُنْيَانِ جَسَدِ الْمَسِيحِ،

¹³  إِلَى أَنْ نَنْتَهِيَ جَمِيعُنَا إِلَى وَحْدَانِيَّةِ الإِيمَانِ وَمَعْرِفَةِ ابْنِ اللهِ. إِلَى إِنْسَانٍ كَامِلٍ. إِلَى قِيَاسِ قَامَةِ مِلْءِ الْمَسِيحِ.


 

“ أَنَا فِيهِمْ وَأَنْتَ فِيَّ لِيَكُونُوا مُكَمَّلِينَ إِلَى وَاحِدٍ وَلِيَعْلَمَ الْعَالَمُ أَنَّكَ أَرْسَلْتَنِي وَأَحْبَبْتَهُمْ كَمَا أَحْبَبْتَنِي.”

  — يوحنا  17:23 (العربية)

DIB U NOQO, GO BACk رجوع