RUUXA QUDUUSKA MA ILLAAHI BAA MISE WAA KALIYA RUUXI

Is the Holy Spirit a divine Person or simply a spiritual influence?


هل الروح القدس شخص إلهي أم مجرد تأثير روحي؟




RUUXA QUDUUSKA MA ILLAAHI BAA MISE WAA KALIYA RUUXI ?

Ruuxa Quduuska ahi waa “mid” illaahi ah sida Aabaha iyo Wiilku yihiin, Ruuxa Quduuska ahi wuu fakaraa, oo jecel yahay, dareemaa, oo shaqeeyaa, sidoo kale wuu ina qalbi qaboojiyaa, wuu noo duceeyaa, tukashadeena ayuu maqlaa, wuuna ina baraa, wuuna ina hagaa, wuuna daahiriyaa oo ku noolaadaa inaga dhexdeena.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH

laakiin Gargaaraha Ruuxa Quduuska ah oo Aabbuhu ku soo diri doono magacayga, wax kasta ayuu idin bari doonaa, wuxuuna idin xusuusin doonaa wax kasta oo aan idinku idhi.”

  — Yoox 14:26 (SOM)


“Walaalayaalow, waxaa waajib ahaa in Qorniinku noqdo, kaas oo Ruuxa Quduuska ahu waagii hore afka Daa'uud kaga hadlay waxa ku saabsan Yuudas oo ahaa kii waday kuwii qabtay Ciise.”


  — Fali 1:16 (SOM)

“Laakiin markuu kan Ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan, waayo, isagu iskama hadli doono, wuxuuse ku hadli doonaa wuxuu maqlo, wuxuuna idiin sheegi doonaa waxa imanaya.”


  — Yoox 16:13 (SOM)

“Kolkaasaa waxaa kulligood ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo waxay bilaabeen inay afaf kale ku hadlaan sidii Ruuxu iyaga u siiyey hadalka.”

  — Fali 2:4 (SOM)


“Ha calool xumaynina Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah oo laydiinku shaabadeeyey maalinta madaxfurashada.”

  — Efe 4:30 (SOM)




Is the Holy Spirit a divine Person or simply a spiritual influence?

The Holy Spirit is a divine "person” as the Father and the Son are. The Holy Spirit thinks, loves, feels      and acts. He also comforts us, prays for us, hears our prayers, teaches and guides us, purifies us and lives within us.

Scripture References

Jesus said, "'The Counselor, the Holy Spirit, whom the Father will send in my name, will teach you all things and will remind you of everything I have said to you'” John 14:26

"The Scripture had to be fulfilled which the Holy Spirit spoke long ago.” Acts 1:16                                                                                                                    

"'When he, the Spirit of truth, comes, he will guide you into all truth.'” John 16:13                                                                                                                                                     

"All of them were filled with the Holy Spirit and began to speak in other tongues as the Spirit enabled them.”Acts 2:4 

"And do not grieve the Holy Spirit of God, with whom you were sealed for the day of redemption.” Ephesians 4:30


هل الروح القدس شخص إلهي أم مجرد تأثير روحي؟

الروح القدس هو "شخص" إلهي مثل الآب والابن. الروح القدس يفكر ويحب ويشعر ويعمل. كما أنه يريحنا ويصلي من أجلنا ويسمع صلواتنا ويعلمنا ويوجهنا ويطهرنا ويحيا بيننا.


مراجع الكتاب المقدس

وَأَمَّا الْمُعَزِّي الرُّوحُ الْقُدُسُ الَّذِي سَيُرْسِلُهُ الآبُ بِاسْمِي فَهُوَ يُعَلِّمُكُمْ كُلَّ شَيْءٍ وَيُذَكِّرُكُمْ بِكُلِّ مَا قُلْتُهُ لَكُمْ.”

  — يوحنا  14:26 (العربية)


“  «أَيُّهَا الرِّجَالُ الإِخْوَةُ كَانَ يَنْبَغِي أَنْ يَتِمَّ هَذَا الْمَكْتُوبُ الَّذِي سَبَقَ الرُّوحُ الْقُدُسُ فَقَالَهُ بِفَمِ دَاوُدَ عَنْ يَهُوذَا الَّذِي صَارَ دَلِيلاً لِلَّذِينَ قَبَضُوا عَلَى يَسُوعَ”

  — أعمال الرسل  1:16 (العربية)


“  وَأَمَّا مَتَى جَاءَ ذَاكَ رُوحُ الْحَقِّ فَهُوَ يُرْشِدُكُمْ إِلَى جَمِيعِ الْحَقِّ لأَنَّهُ لاَ يَتَكَلَّمُ مِنْ نَفْسِهِ بَلْ كُلُّ مَا يَسْمَعُ يَتَكَلَّمُ بِهِ وَيُخْبِرُكُمْ بِأُمُورٍ آتِيَةٍ.”

  — يوحنا  16:13 (العربية)



“  وَامْتَلأَ الْجَمِيعُ مِنَ الرُّوحِ الْقُدُسِ وَابْتَدَأُوا يَتَكَلَّمُونَ بِأَلْسِنَةٍ أُخْرَى كَمَا أَعْطَاهُمُ الرُّوحُ أَنْ يَنْطِقُوا.”

  — أعمال الرسل  2:4 (العربية)



“ وَلاَ تُحْزِنُوا رُوحَ اللهِ الْقُدُّوسَ الَّذِي بِهِ خُتِمْتُمْ لِيَوْمِ الْفِدَاءِ.”

  — أفسس  4:30 (العربية)

DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء