How did Jesus die?
Askartii Romanku way ku majaajiloodeen Ciise, wayna ku candhuufeen, Oo garaaceen, madaxiina qodxan saareen, oo waxay u kaxeeyeen meeshii la odhan jiray Golgota oo iskutallaabta lagula qodbay.
TIXRAACYO KITAABKA QUDUU S KA AH
Mata 27 27-31 (SOM)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
²⁷ Markaasaa taliyaha askartiisii waxay Ciise geeyeen guriga taliyaha, oo waxay isaga ku soo ururiyeen askartii oo dhan.
²⁸ Dharkiisii ayay ka qaadeen oo waxay u geliyeen dhar guduudan.
²⁹ Markaasay taaj qodxan uga taxeen oo madaxiisay saareen, cawsduurna gacantiisa midigtaa ayay u geliyeen, oo intay hortiisa jilba joogsadeen oo ku majaajiloodeen ayay waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow.
³⁰ Wayna ku candhuufeen, markaasay cawsduurkii ka qaadeen oo madaxay kaga dhufteen.
³¹ Oo goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo.
“Waxay meel madaxiisa ka korraysa ku qoreen ashtakadii lagu ashtakeeyey oo leh, KANU WAA CIISE BOQORKA YUHUUDDA.”
— Mata 27:37 (SOM)
Luuk 23 44-46 (SOM)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
⁴⁴ Haddaba waxay ahayd abbaaraha saacaddii lixaad, dhulka oo dhammuna gudcur buu noqday ilaa saacaddii sagaalaad.
⁴⁵ Qorraxdu way madoobaatay, daahii macbudkuna dhexda ayuu ka kala dillaacay.
⁴⁶ Markaasaa Ciise cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Aabbow, gacmahaaga ayaan ruuxayga u dhiibayaa. Goortuu waxaas yidhi, ayuu ruuxii bixiyey.
كيف مات يسوع؟
SIDEE BUU CIISE U DHINTAY?

The Roman soldiers mocked Jesus, spit on him, beat him, put a crown of thorns on his head, and then led him away to a place called Golgotha where he was crucified.
Scripture References
"Then the governor's soldiers took Jesus . . . and gathered the whole company of soldiers around him. They stripped him and put a scarlet robe on him, and then twisted together a crown of thorns and set it on his head. They put a staff in his right hand and knelt in front of him and mocked him. 'Hail, king of the Jews!' they said. They spit on him and took the staff and struck him on the head again and again. After they had mocked him, they took off the robe and put his own clothes on him. Then they led him away to crucify him.” Matthew 27:27-31
"Above his head they placed the written charge against him: THIS IS JESUS, THE KING OF THE JEWS.” Matthew 27:37
"It was now about the sixth hour, and darkness came over the whole land until the ninth hour, for the sun stopped shining. And the curtain of the temple was torn in two. Jesus called out with a loud voice, 'Father, into your hands I commit my spirit.' When he had said this, he breathed his last.” Luke 23:44-46
كيف مات يسوع؟
سخر الجنود الرومان من يسوع ، وبصقوا عليه ، وضربوه ، ووضعوا إكليل الشوك على رأسه ، ثم اقتادوه إلى مكان يسمى الجلجثة حيث تم صلبه.
مراجع الكتاب المقدس
متى 27 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
²⁷ فَأَخَذَ عَسْكَرُ الْوَالِي يَسُوعَ إِلَى دَارِ الْوِلاَيَةِ وَجَمَعُوا عَلَيْهِ كُلَّ الْكَتِيبَةِ
²⁸ فَعَرَّوْهُ وَأَلْبَسُوهُ رِدَاءً قِرْمِزِيَّاً
²⁹ وَضَفَرُوا إِكْلِيلاً مِنْ شَوْكٍ وَوَضَعُوهُ عَلَى رَأْسِهِ وَقَصَبَةً فِي يَمِينِهِ. وَكَانُوا يَجْثُونَ قُدَّامَهُ وَيَسْتَهْزِئُونَ بِهِ قَائِلِينَ: «السَّلاَمُ يَا مَلِكَ الْيَهُودِ!»
³⁰ وَبَصَقُوا عَلَيْهِ وَأَخَذُوا الْقَصَبَةَ وَضَرَبُوهُ عَلَى رَأْسِهِ.
³¹ وَبَعْدَ مَا اسْتَهْزَأُوا بِهِ نَزَعُوا عَنْهُ الرِّدَاءَ وَأَلْبَسُوهُ ثِيَابَهُ وَمَضَوْا بِهِ لِلصَّلْبِ.
“ وَجَعَلُوا فَوْقَ رَأْسِهِ عِلَّتَهُ مَكْتُوبَةً: «هَذَا هُوَ يَسُوعُ مَلِكُ الْيَهُودِ».”
— متى 27:37 (العربية)
لوقا 23 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
⁴⁴ وَكَانَ نَحْوُ السَّاعَةِ السَّادِسَةِ فَكَانَتْ ظُلْمَةٌ عَلَى الأَرْضِ كُلِّهَا إِلَى السَّاعَةِ التَّاسِعَةِ.
⁴⁵ وَأَظْلَمَتِ الشَّمْسُ وَانْشَقَّ حِجَابُ الْهَيْكَلِ مِنْ وَسَطِهِ.
⁴⁶ وَنَادَى يَسُوعُ بِصَوْتٍ عَظِيمٍ: «يَا أَبَتَاهُ فِي يَدَيْكَ أَسْتَوْدِعُ رُوحِي». وَلَمَّا قَالَ هَذَا أَسْلَمَ الرُّوحَ.