SIDEEN UGA HELI KAREYNAA WADNEHEENA IYO NOLOSHEENABA RUUXA QUDUUSKA AH?

 How can we receive the Holy Spirit into our own hearts and lives?



كيف يمكننا استقبال الروح القدس في قلوبنا وحياتنا؟




SIDEEN UGA HELI KAREYNAA WADNEHEENA IYO NOLOSHEENABA RUUXA QUDUUSKA AH?


Waa inaan ka toobad keennaa dembiyadeenna, 
Oo aan aaminno cafiska Ciise , oo aan weydiisano aabaheena jannada ku jira inuu ina siiyo hadiyadda Ruuxa Quduuska ah,

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH

Markaasaa Butros iyagii ku yidhi, Toobad keena, oo midkiin kasta ha lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix dembidhaafkiinna aawadiis, oo waxaad heli doontaan hadiyadda ah Ruuxa Quduuska ah.”
  — Fali 2:38 (SOM)


“Haddaba idinka oo shar leh haddaad garanaysaan inaad hadiyado wanaagsan carruurtiinna siisaan, intee ka badan ayaa Aabbihiinna jannada ku jiraa Ruuxa Quduuska ah uu siin doonaa kuwa isaga weyddiista?”
  — Luuk 11:13 (SOM)




How can we receive the Holy Spirit into our own hearts and lives?

We must repent of our sins, trust in Jesus for forgiveness, and ask our Father in heaven to give us the gift of the Holy Spirit.

Scripture References

"'Repent and be baptized, every one of you, in the name of Jesus Christ for the forgiveness of your sins. And you will receive the gift of the Holy Spirit.'” Acts 2:38

"'If you then, though you are evil, know how to give good gifts to your children, how much more will your Father in heaven give the Holy Spirit to those who ask him!'” Luke 11:13 





كيف يمكننا استقبال الروح القدس في قلوبنا وحياتنا؟


 يجب أن نتوب عن خطايانا ، وأن نثق بيسوع ليغفر لنا ، ونطلب من أبينا الذي في السماء أن يعطينا عطية الروح القدس.


 مراجع الكتاب المقدس

“ فَقَالَ لَهُمْ بُطْرُسُ: «تُوبُوا وَلْيَعْتَمِدْ كُلُّ وَاحِدٍ مِنْكُمْ عَلَى اسْمِ يَسُوعَ الْمَسِيحِ لِغُفْرَانِ الْخَطَايَا فَتَقْبَلُوا عَطِيَّةَ الرُّوحِ الْقُدُسِ.”

  — أعمال الرسل  2:38 (العربية)


“  فَإِنْ كُنْتُمْ وَأَنْتُمْ أَشْرَارٌ تَعْرِفُونَ أَنْ تُعْطُوا أَوْلاَدَكُمْ عَطَايَا جَيِّدَةً فَكَمْ بِالْحَرِيِّ الآبُ الَّذِي مِنَ السَّمَاءِ يُعْطِي الرُّوحَ الْقُدُسَ لِلَّذِينَ يَسْأَلُونَهُ».”

  — لوقا  11:13 (العربية)

DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء