SIDEE BUU ILLAAH INOO BARAY NAFSADIISA?

How has God made himself known to us?


كيف عرف الله عن نفسه لنا؟









SIDEE BUU  ILLAAH INOO BARAY NAFSADIISA?

Ilaah siyaabo badan buu dadka isugu ogeysiiyey. Mid ka mid ah qaababka uu naftiisa ugu muujiyey dadka dunida ku nool waa shaqadiisa abuurista.


Tixraacyada Qorniinka
1 Samooyinku waxay caddeeyaan ammaanta Ilaah, Cirkuna wuxuu muujiyaa sancadii gacantiisa.
Maalinba maalinta ka dambaysaa waxay ku hadashaa hadal, Oo habeenba habeenka ka dambeeyaa wuxuu caddeeyaa aqoon.
Ma jiro hadal ama af Aan codkooda laga maqlin.
Codkoodii wuxuu dhex maray dhulka oo dhan, Hadalkoodiina wuxuu gaadhay dunida meesha ugu dambaysa. Oo dhexdooda wuxuu taambuug u dhigay qorraxda,
SABUURADDII 19 

20 Tan iyo abuurniinta dunida waxyaalihiisii aan la arki karin ayaa bayaan loo arkaa, iyagoo laga garto waxyaalihii la sameeyey, xataa xooggiisa daa'imiska ah iyo ilaahnimadiisa, si ayan marmarsiinyo u lahaan.
ROOMA 1




How has God made himself known to us?

God has made himself known to people in many ways. One of the ways he has revealed himself to people around the world is through his work of creation.
Scripture References
Psalms 19 (KJV)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
¹ (To the chief Musician, A Psalm of David.) The heavens declare the glory of God; and the firmament sheweth his handywork.
² Day unto day uttereth speech, and night unto night sheweth knowledge.
³ There is no speech nor language, where their voice is not heard.
⁴ Their line is gone out through all the earth, and their words to the end of the world. In them hath he set a tabernacle for the sun,

“For the invisible things of him from the creation of the world are clearly seen, being understood by the things that are made, even his eternal power and Godhead; so that they are without excuse:”
  — Romans 1:20 (KJV)

كيف عرف الله عن نفسه لنا؟
لقد عرف الله نفسه للناس بطرق عديدة. إحدى الطرق التي كشف عنها نفسه 
للناس حول العالم هي من خلال عمله في الخلق.

مراجع الكتاب المقدس
المزامير  19 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
¹  لإِمَامِ الْمُغَنِّينَ. مَزْمُورٌ لِدَاوُدَ اَلسَّمَاوَاتُ تُحَدِّثُ بِمَجْدِ اللهِ وَالْفَلَكُ يُخْبِرُ بِعَمَلِ يَدَيْهِ.
²  يَوْمٌ إِلَى يَوْمٍ يُذِيعُ كَلاَماً وَلَيْلٌ إِلَى لَيْلٍ يُبْدِي عِلْماً.
³  لاَ قَوْلَ وَلاَ كَلاَمَ. لاَ يُسْمَعُ صَوْتُهُمْ.
⁴  فِي كُلِّ الأَرْضِ خَرَجَ مَنْطِقُهُمْ وَإِلَى أَقْصَى الْمَسْكُونَةِ كَلِمَاتُهُمْ. جَعَلَ لِلشَّمْسِ مَسْكَناً فِيهَا

“ لأَنَّ مُنْذُ خَلْقِ الْعَالَمِ تُرَى أُمُورُهُ غَيْرُ الْمَنْظُورَةِ وَقُدْرَتُهُ السَّرْمَدِيَّةُ وَلاَهُوتُهُ مُدْرَكَةً بِالْمَصْنُوعَاتِ حَتَّى إِنَّهُمْ بِلاَ عُذْرٍ.”
  — رومية  1:20 (العربية)