TUKASHADA/BARYADA UGU HOREYNBA MIYEY TAHAY ARIN AAN WEYDIISANO ILLAAH WAXYAALAHA AAN DOONEYNO AMABA AAN U BAAHANNAHAY?

Is prayer primarily a matter of asking God for things we want or need?




هل الصلاة هي في الأساس مسألة مطالبة الله بأشياء نريدها أو نحتاجها؟





TUKASHADA/BAYADA UGU HOREYNBA MIYEY TAHAY ARIN AAN WEYDIISANO ILLAAH WAXYAALAHA AAN DOONEYNO AMABA AAN U BAAHANNAHAY?  




Maya! Salaaddu waxaa kamida codsiyo ama Arjiyo, laakiin sidoo kale waxaa ka mid ah  ammaan, qirasho, iyo mahadnaq. Haddii waqtiga kaliya ee aan tukaneyno ay tahay markaan rabno ama wax uga baahano ilaah nafteenna ama kuwa kale, ma haysanno nooca wehelnimada Ilaah ee uu doonayo inaan la yeelano.

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH: QIRASHADA 


kolkaasaan idhi, Ilaahayow, waan ka xishoonayaa oo waan ka yaxyaxayaa inaan wejigayga xaggaaga u soo jeedsho, waayo, Ilaahayow, xumaatooyinkayagii ayaa nagu batay, oo dembilahaanshahayagiina wuxuu kor ugu baxay samooyinka.

CESRAA 9:6 SOMB


Oo waxaan wejigayga u jeediyey Sayidka Ilaah ah inaan ku doondoono tukasho iyo baryootan, anoo sooman, oo joonyado guntan, oo dambas ku fadhiya. Oo Rabbiga ah Ilaahayga ayaan baryay, oo wax baan u qirtay, oo aan idhi, Sayidow, waxaad tahay Ilaaha weyn oo laga cabsado, oo axdi xajiya, oo u naxariista kuwa isaga jecel oo amarradiisa dhawra; waannu dembaabnay, oo wax baannu si qalloocan u samaynay, oo shar baannu falnay, oo waannu caasiyownay, oo xataa waannu ka baydhnay amarradaadii iyo xukummadaadii,

DAANYEEL 9:3‭-‬5 SOMB







TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH: MAHADNAQID


Waxba ha ka welwelina, laakiinse wax kastaba baryadiinna Ilaah ku ogeysiiya tukasho iyo duco mahadnaqid la jirto.

FILIBOY 4:6 SOMB


Joogsila'aanna tukada. Wax walbana mahad ka naqa, waayo, taasu waxay idiin tahay doonista Ilaah xagga Ciise Masiix.

1 TESALONIIKA 5:17‭-‬18 SOMB


Irdihiisa mahadnaqid la gala, Barxadihiisana ammaan. Isaga u mahadnaqa, oo magiciisa ammaana.

SABUURRADII 100:4 SOMB





TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH: AMAAN


Haddaba kaalaya aynu isaga caabudnee oo u sujuudnee, Oo Rabbiga ina abuuray aan hortiisa ku jilba joogsanno,  Waayo, isagu waa Ilaaheen, Oo innaguna waxaynu nahay dadkii daaqsintiisa, iyo idaha gacantiisa ku jira. Bal maanta maad codkiisa maqashaan!

SABUURRADII 95:6‭-‬7 SOMB


Wakhti kasta ayaan Rabbiga ammaani doonaa, Oo had iyo goorba ammaantiisu afkaygay ku jiri doontaa.

SABUURRADII 34:1 SOMB









Is prayer primarily a matter of asking God for things we want or need?

No!  Prayer does include requests or petitions, but it also involves praise, confession, and thanksgiving.    If the only time we pray is when we want or need something from God for ourselves or others, we do not have the kind of fellowship with God which he wants us to have.

Scripture References :   CONFESSION

"O my God, I am too ashamed and disgraced to lift up my face to you, my God, because our sins are higher than our heads and our guilt has reached to the heavens.” Ezra 9:6

"I [Daniel] turned to the LORD God and pleaded with him in prayer and petition, in fasting, and in sackcloth and ashes . . . We have sinned and done wrong. We have been wicked and have rebelled; we have turned away from your commands and laws.” Daniel 9:3-5                                      

Scripture References : THANKSGIVING

"In everything, by prayer and petition, with thanksgiving, present your requests to God.” Philippians 4:6

"Pray continually; give thanks in all circumstances, for this is God's will for you in Christ Jesus.” 1 Thessalonians 5:17-18

"Enter his gates with thanksgiving and his courts with praise; give thanks to him and praise his name.” Psalm 100:4

Scripture References :  PRAISE

"Come, let us bow down in worship, let us kneel before the LORD our Maker, for he is our God and we are the people of his pasture, the flock under his care.”  Psalm 95:6-7

"I will extol the LORD at all times; his praise will always be on my lips.” Psalm 34:1   








هل الصلاة هي في الأساس مسألة مطالبة الله بأشياء نريدها أو نحتاجها؟


لا! تتضمن الصلاة الطلبات أو الالتماسات ، ولكنها تتضمن أيضًا المديح والاعتراف والشكر. إذا كانت المرة الوحيدة التي نصلي فيها هي عندما نريد أو نحتاج شيئًا من الله لأنفسنا أو للآخرين ، فليس لدينا نوع الشركة مع الله الذي يريدنا أن نحظى به.


مراجع الكتاب المقدس: الاعتراف


وَقُلْتُ: «ٱللَّهُمَّ، إِنِّي أَخْجَلُ وَأَخْزَى مِنْ أَنْ أَرْفَعَ يَا إِلَهِي وَجْهِي نَحْوَكَ، لِأَنَّ ذُنُوبَنَا قَدْ كَثُرَتْ فَوْقَ رُؤُوسِنَا ، وَآثَامَنَا تَعَاظَمَتْ إِلَى ٱلسَّمَاءِ .

عَزْرَا 9:6 AVD


فَوَجَّهْتُ وَجْهِي إِلَى ٱللهِ ٱلسَّيِّدِ طَالِبًا بِٱلصَّلَاةِ وَٱلتَّضَرُّعَاتِ، بِٱلصَّوْمِ وَٱلْمَسْحِ وَٱلرَّمَادِ. وَصَلَّيْتُ إِلَى ٱلرَّبِّ إِلَهِي وَٱعْتَرَفْتُ وَقُلْتُ: «أَيُّهَا ٱلرَّبُّ ٱلْإِلَهُ ٱلْعَظِيمُ ٱلْمَهُوبُ، حَافِظَ ٱلْعَهْدِ وَٱلرَّحْمَةِ لِمُحِبِّيهِ وَحَافِظِي وَصَايَاهُ. أَخْطَأْنَا وَأَثِمْنَا وَعَمِلْنَا ٱلشَّرَّ ، وَتَمَرَّدْنَا وَحِدْنَا عَنْ وَصَايَاكَ وَعَنْ أَحْكَامِكَ.

دَانِيآل 9:3‭-‬5 AVD




مراجع الكتاب المقدس: الشكر


لَا تَهْتَمُّوا بِشَيْءٍ ، بَلْ فِي كُلِّ شَيْءٍ بِٱلصَّلَاةِ وَٱلدُّعَاءِ مَعَ ٱلشُّكْرِ، لِتُعْلَمْ طِلْبَاتُكُمْ لَدَى ٱللهِ.

فِيلِبِّي 4:6 AVD



صَلُّوا بِلَا ٱنْقِطَاعٍ . ٱشْكُرُوا فِي كُلِّ شَيْءٍ ، لِأَنَّ هَذِهِ هِيَ مَشِيئَةُ ٱللهِ فِي ٱلْمَسِيحِ يَسُوعَ مِنْ جِهَتِكُمْ.

تَسَالُونِيكِي ٱلأُولَى 5:17‭-‬18 AVD



ٱدْخُلُوا أَبْوَابَهُ بِحَمْدٍ ، دِيَارَهُ بِٱلتَّسْبِيحِ. ٱحْمَدُوهُ، بَارِكُوا ٱسْمَهُ.

اَلْمَزَامِيرُ 100:4 AVD



مراجع الكتاب المقدس: الحمد


هَلُمَّ نَسْجُدُ وَنَرْكَعُ وَنَجْثُو أَمَامَ ٱلرَّبِّ خَالِقِنَا، لِأَنَّهُ هُوَ إِلَهُنَا، وَنَحْنُ شَعْبُ مَرْعَاهُ وَغَنَمُ يَدِهِ. ٱلْيَوْمَ إِنْ سَمِعْتُمْ صَوْتَهُ ،

اَلْمَزَامِيرُ 95:6‭-‬7 AVD


أُبَارِكُ ٱلرَّبَّ فِي كُلِّ حِينٍ . دَائِمًا تَسْبِيحُهُ فِي فَمِي.

اَلْمَزَامِيرُ 34:1 AVD







DIB U NOQO, GO BACk رجوع