WAA KUMA RUUXA QUSUUSKA AH?

Who is the Holy Spirit?


من هو الروح القدس؟





WAA KUMA RUUXA QUSUUSKA AH?

Ruuxa Quduuska ahi waa Ilaah, sida aabuhu u yahay Ilaah, Wiilkuna u yahay Ilaah. Axdigii Hore iyo Axdiga Cusubi labadaba waxay tixraacyo joogto ah u yihiin Ruuxa Quduuska ah. Axdiga Hore dhexdiisa waxaa badanaa loogu yeeraa inuu yahay Ruuxa Ilaah halka Axdiga Cusub dhexdiisa loogu yaqaanno "Ruuxa Quduuska ah." Masiixiyiintu waxay tilmaamayaan Ruuxa Quduuska ah inuu yahay "kan sedexeeya"  Saddexnimada illaah Aabbaha, Wiilka iyo Ruuxa Quduuska ah.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA 

Innagase Ilaah baa inoogu muujiyey Ruuxa, waayo, Ruuxu wuxuu baadhaa wax kasta, xataa waxyaalaha hoos u dhaadheer oo Ilaah.”
  — 1Ko 2:10 (SOM)


“Waayo, dadka dhexdood yaa garanaya nin waxyaalihiisa, ruuxa ninka ku jira mooyaane? Sidaas oo kalena ninna garan maayo waxyaalaha Ilaah, Ruuxa Ilaah mooyaane.”
  — 1Ko 2:11 (SOM)


“Miyaanaydin garanaynin inaad tihiin macbudkii Ilaah oo uu Ruuxa Ilaah idinku jiro?”
  — 1Ko 3:16 (SOM)

“Oo wiilashiisa aad tihiin daraaddeed ayaa Ilaah u soo diray Ruuxa Wiilkiisa qalbiyadeenna dhexdooda, isagoo dhawaaqaya oo leh, Aabbow.”
  — Gal 4:6 (SOM)


Who is the Holy Spirit?
The Holy Spirit is God, just as the Father is God and the Son is God. Both the Old Testament and the New Testament make frequent references to the Holy Spirit. In the Old Testament he is usually referred to simply as the Spirit of God while in the New Testament he is often referred to as "the Holy Spirit.”  Christians refer to the Holy Spirit as the "third person” of the Holy Trinity: Father, Son and Holy Spirit.
Scripture References
"The Spirit searches all  things, even  the deep  things of  God. . . .   no one knows the thoughts of God except the Spirit of God.” 1 Corinthians 2:10-11
"Don't you know that God's Spirit lives in you?”  1 Corinthians 3:16
"God sent the Spirit of his Son into our hearts.” Galatians 4:6           


من هو الروح القدس؟
الروح القدس هو الله ، مثلما أن الآب هو الله والابن هو الله. يشير كل من العهد القديم والعهد الجديد بشكل متكرر إلى الروح القدس. عادة ما يشار إليه في العهد القديم ببساطة باسم روح الله بينما يُشار إليه في العهد الجديد غالبًا باسم "الروح القدس". يشير المسيحيون إلى الروح القدس على أنه "الشخص الثالث" في الثالوث الأقدس: الآب والابن والروح القدس.

مراجع الكتاب المقدس

“  فَأَعْلَنَهُ اللهُ لَنَا نَحْنُ بِرُوحِهِ. لأَنَّ الرُّوحَ يَفْحَصُ كُلَّ شَيْءٍ حَتَّى أَعْمَاقَ اللهِ.”
  —  كورنثوس 2:10 (العربية)

“  لأَنْ مَنْ مِنَ النَّاسِ يَعْرِفُ أُمُورَ الإِنْسَانِ إِلاَّ رُوحُ الإِنْسَانِ الَّذِي فِيهِ؟ هَكَذَا أَيْضاً أُمُورُ اللهِ لاَ يَعْرِفُهَا أَحَدٌ إِلاَّ رُوحُ اللهِ.”
  —  كورنثوس 2:11 (العربية)


“  أَمَا تَعْلَمُونَ أَنَّكُمْ هَيْكَلُ اللهِ وَرُوحُ اللهِ يَسْكُنُ فِيكُمْ؟”
  —  كورنثوس 3:16 (العربية)

“  ثُمَّ بِمَا أَنَّكُمْ أَبْنَاءٌ، أَرْسَلَ اللهُ رُوحَ ابْنِهِ إِلَى قُلُوبِكُمْ صَارِخاً: «يَا أَبَا الآبُ».”
  —  كورنثوس 4:6 (العربية)