Where was Jesus born?
Ciise wuxuu ku dhashay magaalo yar oo la yiraahdo Beytlaxam, oo dhowr maayl u jirtay Yeruusaalem, dalka Israa'iil. Maaddaama aysan guryo ku lahayn Beytlaxam markii Yuusuf iyo Maryan ay magaaladii uga yimaadeen hoygooda Naasared ku yaalay, Ciise wuxuu ku dhashay xero xoolo oo Beytlaxam ku taalat,
Dhalashada Ciise waxay ahayd wax sii sheegiddii Axdigii Hore oo dhawr boqol oo sano ka hor uu nebi Miikaah soo diray (Miikaah 5: 2).
Tixraaca Kitaabka
⁴ Yuusufna Galili ayuu ka kacay, oo magaaladii Naasared ka tegey, oo wuxuu aaday Yahuudiya ilaa magaaladii Daa'uud oo Beytlaxam la odhan jiray, maxaa yeelay, wuxuu ahaa dadkii iyo dhashii Daa'uud,
⁵ in lala qoro Maryan oo ahayd tii u doonanayd oo uurka lahayd.
Luuk 2 (SOM
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
¹⁸ Dhalashadii Ciise Masiix sidanay ahayd. Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf, intaanay isu iman, waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka uuraysatay.
¹⁹ Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso, wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo.
²⁰ Laakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa'igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay, iyadoo leh, Yuusuf ina Daa'uudow, ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid, waayo, waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid.
²¹ Oo waxay umuli doontaa wiil, magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise, waayo, dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa.
²² Waxaas oo dhan waxay u dhaceen in la arko wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga, isagoo leh,
²³ Gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta oo wiil umuli doonta, Magiciisana waxaa loo bixin doonaa, Cimmaanuu'eel; kan micnihiisu yahay, Ilaah baa inala jooga.
²⁴ Markaasaa Yuusuf hurdadii ka kacay oo yeelay sidii malaa'igtii Rabbigu ku amartay, oo naagtiisii ayuu qaatay;uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay, oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise.
²⁵ uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay, oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise.
Mata 1 (SOM)
Si aad u heshid qisada oo dhameystiran aqri Hadii aad haysatid kitaabka quduuska LUUKOOS 2 1-20
أين ولد يسوع؟
XAGEE BUU KU DHASHAY MASIIXA?

Jesus was born in a small town called Bethlehem, a few miles from Jerusalem, in the land of Israel. Because there was no room in the Bethlehem inn when Joseph and Mary came to the city from their home in Nazareth, Jesus was born in a cattle stall. By being born in Bethlehem, Jesus fulfilled another Old Testament prophecy made several hundred years earlier by the prophet Micah (Micah 5:2).
Scripture Reference
"Joseph also went up from the town of Nazareth in Galilee to Judea, to Bethlehem, the town of David. . . . He went there to register with Mary, who was pledged to be married to him and was expecting a child. While they were there, the time came for the baby to be born.” Luke 2:4-6
(If you have a Bible, read the story of Jesus' birth in Matthew 1:18-25 and Luke 2:1-20.)
أين ولد يسوع؟
ولد يسوع في بلدة صغيرة تسمى بيت لحم ، على بعد أميال قليلة من القدس ، في أرض إسرائيل. لأنه لم يكن هناك مكان في نزل بيت لحم عندما جاء يوسف ومريم إلى المدينة من منزلهما في الناصرة ، ولد يسوع في كشك ماشية. بالولادة في بيت لحم ، حقق يسوع نبوءة أخرى من العهد القديم قدمها النبي ميخا قبل عدة مئات من السنين (ميخا 5: 2).
مرجع الكتاب المقدس
لوقا 2 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
⁴ فَصَعِدَ يُوسُفُ أَيْضاً مِنَ الْجَلِيلِ مِنْ مَدِينَةِ النَّاصِرَةِ إِلَى الْيَهُودِيَّةِ إِلَى مَدِينَةِ دَاوُدَ الَّتِي تُدْعَى بَيْتَ لَحْمٍ لِكَوْنِهِ مِنْ بَيْتِ دَاوُدَ وَعَشِيرَتِهِ
⁵ لِيُكْتَتَبَ مَعَ مَرْيَمَ امْرَأَتِهِ الْمَخْطُوبَةِ وَهِيَ حُبْلَى.
⁶ وَبَيْنَمَا هُمَا هُنَاكَ تَمَّتْ أَيَّامُهَا لِتَلِدَ.
(إذا كان لديك كتاب مقدس ، فاقرأ قصة ولادة يسوع في متى 1: 18-25 ولوقا 2: 1-20)