Did either the Jews or the Roman governor find Jesus worthy of death?
هل وجد اليهود أو الحاكم الروماني أن يسوع يستحق الموت؟
YUHUUDI AMA TALIYIHII ROOMAANKA MIDKOODKA MIYUU ARKAY CIISE INUU ISTAAHILO DIL?
Maya! Oo Yuhuuddiina waxay dadaal ugu bixiyeen sidii loo dili lahaa, laakiin ma ay helin. Bilaatos, oo ahaa taliyihii Roomaanka, ayaa isaguna shakhsi ahaan u baaray Ciise. Baadhitaanka ka dib, Bilaatos wuxuu si fagaare ah ugu dhawaaqay inaanu Ciise wax dambi lahayn.
Tixraacyada Qorniinka
⁵⁹ Wadaaddadii sare iyo shirkii oo dhan ayaa waxay dooneen markhaati been ah oo Ciise ka gees ah si ay u dilaan.
⁶⁰ Waase heli waayeen, in kastoo markhaatiyaal badan oo been ahu yimaadeen. Laakiinse dabadeed waxaa yimid laba,
Mata 26 59-60 (SOM)
“Bilaatos haddana dibadduu u baxay oo ku yidhi iyaga, Eega, isagaan idiin soo bixinayaa inaad ogaataan inaanan eed ku helin.”
— Yoox 19:4 (SOM)
Did either the Jews or the Roman governor find Jesus worthy of death?
No! The Jewish leaders tried hard to find reasons why Jesus should be put to death, but they couldn't find any. Pilate, the Roman governor, also personally examined Jesus. After the examination, Pilate publicly announced that he found Jesus to be innocent of any wrongdoing.
Scripture References
"The chief priests and the whole Sanhedrin were looking for false evidence against Jesus so that they could put him to death. But they did not find any.” Matthew 26:59-60
"Once more Pilate came out and said to the Jews, 'Look, I am bringing him [Jesus] out to you to let you know that I find no basis for a charge against him.'” John 19:4
هل وجد اليهود أو الحاكم الروماني أن يسوع يستحق الموت؟
لا! حاول القادة اليهود جاهدين أن يجدوا أسباب قتل يسوع ، لكنهم لم يجدوا أي سبب. فحص بيلاطس ، الحاكم الروماني ، يسوع شخصياً. بعد الفحص ، أعلن بيلاطس علنًا أنه وجد يسوع بريئًا من أي خطأ.
مراجع الكتاب المقدس
“ فَخَرَجَ بِيلاَطُسُ أَيْضاً خَارِجاً وَقَالَ لَهُمْ: «هَا أَنَا أُخْرِجُهُ إِلَيْكُمْ لِتَعْلَمُوا أَنِّي لَسْتُ أَجِدُ فِيهِ عِلَّةً وَاحِدَةً».”
— يوحنا 19:4 (العربية)
⁵⁹ وَكَانَ رُؤَسَاءُ الْكَهَنَةِ وَالشُّيُوخُ وَالْمَجْمَعُ كُلُّهُ يَطْلُبُونَ شَهَادَةَ زُورٍ عَلَى يَسُوعَ لِكَيْ يَقْتُلُوهُ
⁶⁰ فَلَمْ يَجِدُوا. وَمَعَ أَنَّهُ جَاءَ شُهُودُ زُورٍ كَثِيرُونَ لَمْ يَجِدُوا. وَلَكِنْ أَخِيراً تَقَدَّمَ شَاهِدَا زُورٍ
متى 26 (العربية)